Google oo Donald Trump Magaciisa u aqoonsaday Abu Ivanka oo ah Magac dadweynaha Carabtu u Bixiyeen!!
Washington 04. August 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo maalintii uu Donald Trump shaaciyey damaciisa ahaa in uu isu sharraxo madaxweynaha dalka Maraykanka illaa maanta oo uu madaxweyne yahay waxaa jira dadweyne Carbeed oo baraha bulshadu ku xidhiidho isku dhaafsanaya faallooyin iyo ereyo maadays ah oo ay ku muujinayaan in ay ka heleen inanta uu dhalay madaxweynaha…
