‘’Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Duco iyo Tacsi loogama Baahna +Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadirna dad ayaa Kelifaya ee Ka Daaya…’’ Siyaasi Aadan Dhoola yare DAAWO
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Aadan Dhoola yare oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku Dhaliilay Habacsanaan iyo habrasho badan. Siyaasi Dhoola yare waxa uu sheegay in Hadalkii doraad ka soo yeedhay Suldaan Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir uu ahaa mid lagu Kelifay Suldaanka Waxaa kale oo uu ka hadlay…
