Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Madal Il yartu is qabatay Kaga Hadlay Colaada ka soo Cusboonaatay Deegaanka Dararweyne,Gaadhista Xudduudaha & Arrimo Kale oo Xasaasi ah DAAWO
Boorama 22. January 2018 (SDN/QJ):-Guddomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Colaadu ku dhexmartay Deegaanka Ceel-afwayn waxaanu ugu baaqay in waxkasta laga horaysiiyo nabada iyo wadda dhalashada. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo ku Sugan Magaaladda Boorama ayaa Maanta ka…
