Suldaan Mawliid Sabayste oo Xaal ka Bixiyey Hadal Xanaf leh oo Ka soo Yeedhay Suldaanka Guud ee Beeshiisa DAAWO
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaaan Mawliid Cali Sabayste Oo Ka mid ah Salaadiinta Gobolka Maroodi Jeex ayaa Baaq u diray Salaadiinta Somaliland oo uu ka dalbaday inay Faraha kala baxaan Siyaasadda Isla markaana Joojiyaan Weedhaha Xanafta leh ee ay Warbaahinta Gudaha isu marinayaan. Suldaan Mawliid Sabayste oo la hadlay qaar ka mid ah Telefishanada Somaliland…
