Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Magaaladda Buuhoodle oo uu Safarkiisii Kowaad ku Tegay DAAWO

Buuhoodle 10. February 2018 (SDN/QJ):-Wefdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa Socdaal shaqo ku tagay Magaalada Buuhodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle. Ujeeda Safarka Shaqo ee Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi uu ku tagay ayaa ahayd Xogogaal…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed C.laahi Farmaajo oo Isla Qaatay in Dalka Jabuuti uu noqdo ka Marti geliya Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia & Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Hadlay DHAGAYSO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isla gartay in kulanka koowaad ee lagu furayo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya lagu qabto dalka Djibouti. Sidaas waxa Wargayska Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida ay xogahani tibaaxeen labada Madaxweyne waxa ay isla garteen in kulanka koowaad…

Read More

Oday 90 Jir ah oo Idaacada Radio Hargaysa Ka Dhameeyay Barashadda Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, Iyo Dulucda Dardaaran Waayeel oo uu Dhallinta u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah tafsiirka quraanka kariimka ah ka baranaayay idaacada Hargeysa oo uu ku xidhnaa. Odaygan ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in muhiimadu ay tahay inay bartaan cilmiga diiniga ah isla…

Read More

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dib U Bilaabi Doonaan Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland DAAWO

Muqdisho 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga oo afkiisa ka dhawraya erayga somaliland waxa uu sheegay inay dib u Bilaabi Doonaan wada hadaladii Labada dhinac ee Somaliland Iyo Soomaliya. Faah-faahinta warkaas halkan Hoose Ka Daawo. https://www.youtube.com/watch?v=xk9VcEDFX2I

Read More

“Xukuumadda Waxaanu Leenahay Talooyinka (Sicir-bararka) Waxa Ku Dhex Jira Dad Ay Ka Mid Yihiin Kuwii Hore Ee Dhibta Geystay….” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo…

Read More

Farmaajo Sidee Buu Ku Noqon Karaa Urdugaanka Soomaalida W/Q (Idiris Tooxyare)

Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah   B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo….

Read More

Odayaasha Madasha Wada Tashiga oo Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Hakiso Wada Hadalka u dhexeeya Somaliland Iyo Somali DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay…

Read More

‘’Xalay Waxaan Maqlayay Prof Cali Khaliif Galaydh oo Maraykanka ka hadlaya oo Sheegayay in Wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo u Socday la dhamaystiro’’ Prof Cabdisalaan Yaasiin DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay. Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una…

Read More

Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland oo Albaabada u Laabay Xafiisyada Shirkada Madaarada Somaliland!!!

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Hantidhawraha qaranka ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay inay xidheen xafiisyada shirkada madaarada Somaliland u qaabilsan amaanka oo ay baadhitaan ku samaynayaan. Waxa uu hantidhawrka qaranku sheegay inay soo saari doonaan baadhitaanka arintaas la xidhiidha isla markaasna haatan ay xidheen xafiisyada lacag qabashada iyo ka maamulka shirkadan oo loo soo…

Read More

‘’9 Isin oo Dhul-bahante ah oo hada Fadhiya Garowe waxay 7 Ka Mid ahi Somaliland Midkiiba Bishii ka qaataa 2 Kun oo Dollar’’ Prof Galaydh DAAWO

Minnesota 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ku Sugan Dalka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Dadka ka soo jeeda Gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle. Waxa uu Prof Cali Khaliif Sheegay in Somaliland ay soo dhawaysay Xiligii Maamulka Khaatumo ay dhisayeen isla markaana Madaxweynihii hore ee Somaliland uu amray inay ka Nabadgalayaan Somaliland. Prof Galaydh mar …

Read More

Haldoor Rashiid Sulub Caalin oo Shaaciyey inuu u Tartami doono Doorashadda Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa Si uu u Hanto Jagada Maayarka Caasimadda Iyo Toban Jago oo uu qaadanayo.

Hiigsiga iyo hammiga adduunku wuxuu ahaa soo jireen laga soo bilaabo markii adduunkan Eebbe (SWT) korkiisa inagu uumay, waana xikmad Ilaahiya ah si aynu geeddiga nolosha ula talaabsanno isla markaana hore aynu ugu soconno  dariiqiisa wanaagsan kana dabaallano carqaladaha inaga hor yimaadda uguna mahadnaqno nimcooyinka uu ina siiyey. Sidaa awgeed, anigoo arrintaas ka duulaya ayaa…

Read More

 Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland Iyo Go’aamo Ka Soo Baxay

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Kal-fadhigii shanaad (5aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 08.02.2018, Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxaa si mug leh loogu lafo-guray dagaaladda…

Read More