Gaboose oo weji-gabax kala kulmaya Muuse Carre iyo Maxamed Cismaan Fadal oo urur furanaya
Hargeysa. 31 July, 2022. (QJ)- Siyaasiga wayn ee Maxamed Cabdi Gaboose ayaa wajahaya weji gabax culus oo uu kala kulmayo jufada uu kasoo jeedo ee Muuse Carre oo ka tirsan beesha Garxajis, iyadoo siyaasigii labaad ee beeshaas ahi uu dhawaan Hargeysa kaga dhawaaqayo urur siyaasadeed cusub. Gaboose ayaa dhwaan furtay ururka Barwaaqo oo cadaadisyo joogto ah kala…
