Salaadiinta beesha Subeer Awal oo go’aan Muuse Biixi ka dhan ah shaacinaya

Hargeysa (QJ)- Salaadiinta beesha Subeer Awal ayaa la filayaa in maalinta berri ee Isniinta ay kulan warbaahineed ballaadhan ku qabtaan magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku caddaynayaan in beeshoodu aanay madaxweynaha Somaliland kula socon aragtiyaha uu qabo iyo go’aanada uu ku taagan yahay ee doorashooyinka. Qurbejoog waxay xog ku heshay in illaa 30 salaadiin iyo…

Read More

Musharax Ciro oo Waddani usoo jeediyay in tartanka ururada laga qeybgalo

Hargeysa(QJ) – Musharaxa Madaxweyne ee Waddani ayaa madaxda sare ee xisbigaa u soo bandhigay in laga qeybgalo tartanka ururada. Sida laga soo xigtay dad goobjoog ahaa kulankii shalay madaxda xisbiga Wadani ay ku yeesheen magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Musharraf Cabdiraxmaan Ciro soo bandhigay fikirkan oo sababay amakaag Iyo filan Waa. Axsaabta mucaaridka ayaa sidoo kale iyaga…

Read More

Wada-hadaladii xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka oo burburay

Hargeysa (QJ0- Wada hadaladii u dhexeeyay xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhinac ah iyaguna ayaa burburay, iyadoo aanay jirin wax natiijo ah oo kasoo baxay kulamada ay la yeesheen dhinacyada. Burburka wada hadalada ayay sabab u ahayd madaxwyenaha Somaliland oo diiday in uu kalsoonida siiyo dhinacyada dhexda ahaa…

Read More

Somaliland oo soo dhawaysay xeer Baarlamanka Maraykanku ansixiyay

Hargeysa (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qorshe dhanka difaaca ah oo Baarlamanka Maraykanku meel mariyeen 14-ka bishan July oo shalay ku beegnayd, kaas oo saamaynaya siyaasadaha difaaca Maraykanka ee gobolo badan. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Hargeysi ay soo dhawaynayso xeerka cusub oo taageeraya xidhiidh dhanka difaaca…

Read More

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo faahfaahinta

Koonfur Afrika (QJ)- Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika waxa lagu dilay ganacsade Soomaali ah iyadoo xili habeenimo ah ay xalay weerareen budhacad hubaysani. Ganacasadaha Soomaaliyeed ee lagu dilay dalkaasi Koonfur Afrika ayaa lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Cali, waxaana budhacad ay ku dhex toogteen gudaha dukaankiisa oo ku yaalay xaafada New Brighton oo ka…

Read More

Madaxweyne Deni iyo wasiirkiisa maaliyadda oo Addis ku shiray iyo xogta

Garoowe (QJ)- Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay iska heleen. Deni oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay ka dagay Addis, halka wasiirka maaliyada Puntland Abgaaloow uu isna ka…

Read More

Xogta natiijada wejiga saddexaad ee wada-hadalka mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland

Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu gebagebeeyay wejiga saddexaad ee wada hadalka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka dalka, kaas oo lagaga arinsanayo khilaafka doorashooyinka. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa sidan lagu yidhi: “Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda…

Read More

Maxay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Eritrea

Muqdisho (Qurbejoog)- Dawladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa kala saxeexday heshiis dhinacyo kala duwan leh, kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Intii uu ku sugnaa Eritrea, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh oo uu weheliyo madaxweyne Afwerki, waxa uu booqday ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalkaas muddo saddex sanno ah iyo mashruucyo…

Read More