Kulan ay berri yeelanayaan Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Mucaaradku
Hargyesa (QJ)- Maalinta berri ah waxa la filayaa in magaalada Hargeysa uu ka qabsoomo kulan dhex mari doona madaxweynaha Somaliland iyo labada murashax madaxweyne ee xisbiyada mucaaradka ah, kadib dhex dhexaadin laga galay kulankooda. Waa kulankii ugu horeeyay ee dhex mara labada dhinac kadib xiisadda ka taagan Somaliland markii ay cirka isku shareertay ee mucaaradku…
