Xogta waxa kasoo baxay wada-hadalka xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland
Hargeysa (Qurbejoog)- Magaalada Hargeysa waxa maanta ka dhacay wejiga labaad ee wada hadalo u dhexeeya xukuumada Somaliland iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye oo dhinac ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna, waxayna ka wada hadlayeen arimaha doorashooyinka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo dhinacyadu ay is dhaafsadeen hadalo xanaf leh oo kulul sida…
