Muuse Biixi oo qaaday tallaabadii ugu horaysay ee muddo-kordhinta uu ku xalaashanayay

Hargeysa  24 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qaaday tallaabadii ugu horaysay ee uu ku doonayo muddo kordhin xukuumadiisa loo sameeyo iyadoo bilow u noqon doonta damaca muddo kordhinta oo miiska u saaran Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ku xiegenkiisa Saylici iyo xubno ka tirsan wasiiradiisa maanta faray in ay ka hadlaan xaaladda abaareed ee…

Read More

Xasan Sheekh oo berri ka degaya magaalada Garoowe

Muqdisho 24 Aug, 2022 (QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruuse iyo wafdi balaadhan uu hoggaaminayo ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland. Wafdigan oo ka duulay garoonka Muqdisho ayaa waxaa Garoowe ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay goob gaara oo loo diyaariyay mas’uuliyiintaan. Wasiir Abshir Huruuse…

Read More

Dagaalo mar kale kasoo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya

Jigjiga 24 Aug, 2022 (QJ)- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo daacad u ah dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidamada Tigreega. “Waxaan maqlayaa dhawaqa hubka culus oo saaka biloowday,” ayuu yidhi mid ka mid ah beeraleyda deegaanka Kobo oo magaciisa ka gaabsaday, isaga…

Read More

Xeebaha Soomaaliya oo laga saarayo liiska kuwa ugu halista badan dunida

Muqdisho 23 Aug, 2022 (QJ)- Rugta Caalamiga ah ee Maraakiibta ayaa isku raacday in xeebaha Soomaaliya laga saaro goob halis ah ka dib sanado badan oo lagu guuleystay howlgallada ka dhanka ah budhcad badeeda biyaha Soomaaliya. War-saxafaddeed ay soo saartay ayay ku sheegtay in la ansixiyay isbeddel cusub oo shaqeyn doona laga bilaabo January sanadka soo…

Read More

Wasiir Siciid Sulub oo Muuse Biixi la qaatay xadhiga odayaasha Garxajis iyo faahfaahin kale

Hargeysa 22 Aug, 2022 (QJ)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland la qaatay xadhiga odayaasah talo ahaan ugu sarreeya beesha Garxajis ee uu wasiirku kasoo jeedo, sida aanu ku helnay xogo kala duwan. Siciid Sulub ayaa la qaatay Muuse Biixi xadhiga suldaan Axmed Caddo-gude iyo salaadiin kale oo la…

Read More

Xisbiga Waddani oo booqasho ugu tegay masuuliyiin Baki kaga xidhan

Hargeysa 21 Aug, 2022 (QJ)- Masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa magaalada Baki ku booqday saraakiil ka xidhan xisbiga iyo taageerayaal weheliya, iyadoo deegaankani ku yaalo galbeedka Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal. Gudoomiyaha xisbiga Waddani ayaa qoraalkan faafiyay goor dhawyad: “Aniga iyo musuuliyiin sare oo Xisbiga Waddani oo ugu horreeyo murashaxa madaxweyne kuxigeen ee Xisbiga…

Read More

Hargeysa oo lagu arkayo madaxda oo hubaysan iyo walaacyada jira

Hargeysa 20 Aug, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa lagu arkayaa madaxda oo sidata hubka fudud ee baastooladaha iyadoo bilihii lasoo dhaafay ay arintani aad usii badanaysay. Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kuwa Golaha Deegaanka, madaxa xisbiyada iyo qaar ka mid ah saxafiyiinta ayaa la arkayay iyaga oo is hubaynaya muddooyinkii danbe. Qurbejoog oo u…

Read More

Heego iyo Muuse Biixi oo ku fashilmay wanjalaadii khamriga ee Gudoomiye Xamarji

Hargeysa. 20 Aug, 2022 (QJ)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani, Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji, ayaa maanta xoriyadiisa dib u helay. Qurbejoog ayaa ogaatay in Xamarji loo maleegay shirqool halis ahaa iyadoo la wanjalayay balse uu ka badbaaday. Maalintii ka xidhayay Xamarji waxa isla markiiba gaadhiga loo saaray quraarad Khamri ah iyadoo eedaha xeer ilaalinta loogu…

Read More

Remembering Hadrawi: My Teacher, Mentor and Friend.

“Call him a thinker, a philosopher, an intellectual, a revolutionary, a critic, a teacher, at every turn in the checkered history of his homeland, Hadrawi has delighted his people with his striking poetry, and his clarity of vision, speaking truth to power when the occasion demanded, joining the guerrilla movement to fight in the trenches ……………..  By…

Read More

Mudanayaasha Golaha Deegaanka Hargeysa oo maayir Mooge ku kacsan

Hargeysa. Aug 19 2022 (QJ)- Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay diidanaa hogaaminta maayirka Hargeysa iyo aragtiyihiisa ku aadan xiisadaha siyaasadeed ee Somaliland ay cagaha la gashay. Qurbejoog waxay si toos ah ula kulantay xildhibaanada Golaha Deegaanka ee beesha Maayir Mooge iyaga oo dhammaan sheegay in aanay la dhacsanayn qaabka uu…

Read More

Muuse Biixi oo taageero u muujiyay Siciid Sulub kadib weji-gabaxii beeshiisa

Hargeysa 19 August, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa taageero xoogan u muujiyay wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland, kaas oo maalin ka hor waji gabax kala kulmay dhalinyarada iyo shacabka deegaankiisa oo dhagxan la dhacay kana jajabiyay gaadhigiis. Muuse Biixi ayaa Khamiistii xafiiskiisa ugu tegay Siciid Sulub xili duhur ah markii uu ka baxay shaqada Madaxtooyada,…

Read More

Isbedel Doonka Somaliland oo la wareegay abaabulka dibedbaxyada Somaliland

Hargeysa August 19,2022 (QJ) – Sida aanu ku helay warar looqaateen ah waxa abaabulkii isu soobaxyada doorasho doonka ah ee Somaliland la wareegay kooxaha isbedel doonka dalka ee gobolada dalka. Shacabka isbedeldoonak weerka xiran ayaa saluugay cagajiitanka axsaabta siyaasada dalka oo u muuqda qaar hab dabacsan u wejahaya ka miro dhalinta hanaanka dalka la doonayo…

Read More

AUN Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa August 18,2021  (SD) Alaha naxaariistiisii jano ka waraabiyee, waxa goordhaweyd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo mudo halkaa ku xanuunsanayay. Abwaanka oo 79 jir ahaa ayaa ku geeriyooday aqalkiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, sida ay eheladiisu sheegeen. Abwaanka ayaa qalinka ku duugay heyso tarikhi ah…

Read More