Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo si deg-deg ah Muqdisho uga degaya iyo sababta
Muqdisho. 10 September, 2022. (QJ)- Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir ay la yeelanayaan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo xal loogu raadinayo muran hadheeyay dowladda dhexe iyo maamulada. Arinta keentay shirkan degdega ah ayaa ah si xal loogu helo khilaafka maaliyadeed ee dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada….
