Xogta kulamada Beesha Caalamka ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland
Hargeysa. 29 November, 2022. (QJ)- Xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday ee Somaliland iyo madaxda mucaaradka dalka. Safiirka Dawladda Denmark oo metelayay dhammaan xubnaha Beesha Caalamka marka laga reebo Maraykanka ayaa la kulmay dhinacyada. Dhanka xukuumadda, Beesha Caalamku waxay walaac xoogan ka muujiyeen is bed bedelka madaxweynaha…
