Xaaladihii ugu danbeeyay ee Somaliland oo xiisadi ka taagan tahay
Hargeysa. 13 November, 2022. (QJ)- Maanta waa 13 November 2022 oo ku beegan maalinta ay ku egtahay muddo xileedka dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland, waxaanay maalintani timi iyada oo khilaaf cakiran oo xoogani uu Somaliland ka taagan yahay isla markaana uu u dhexeeyo xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland. Kadib 13 November mucaaradka Somalialnd waxay hore…
