Ciidamada Soomaaliya oo deegaano Hiiraan ah kala wareegay al Shabaab
Muqdisho. 6 November, 2022. (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamada dib u xureynta deegaanka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanada Dhoqor iyo Baareey oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ilaa 27 KM, waxaana dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar ku…
