TPLF oo diiday in ay dhigto hubka isla markaana shuruud ku xidhay
Jigjiga. 22 November, 2022. (QJ)- Kooxda TPLF ee ka dagaalanta waqooyiga dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in aanay dhigayn hubka iyadoo shuruud cusub ku xidhay in dagaalamayaasha TPLF ay hubka dhigaan. Afhyeenka TPLF ayaa sheegay in ugu horayn ay dalbanayaan in ciidamada Ereteriya iyo kuwa Amxaaradu ay ka baxaan gudaha gobolka Tigrayga ee Itoobiya kadibna…
