Mucaaridka Somaliland oo ka digey qorshe uu maleegayo Muuse Biixi
Hargeysa November 28, 2022 (SD) – Madaxda mucaaridka Somaliland oo ka falceliyay warbixin laga diyaariyay sidii ay xukuumada xiligii la doortay ay dhamaatay ula macaamishay dibedbaxayaal lagu laayay dibaxyadii august dalka kadhacay ayaa sheegay in shakhsiyaadka denbiyada dilka, dhaawaca iyo jirdilka isugu jira ku kacay la xisaabtami doono. Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo warabaahinta…
