Muuse Biixi oo eryaya xeer ilaalintii Maroodijeex
Hargeysa. 21 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Somaliland ayaa shaqada ka joojinaya xeer ilaaliyihii gobolka Maroodijeex oo dacwado badan ka diiday dhanka xukuumadda. Muuse Biixi ayaa amray in la fasaxo Mawliid Cabdi Muuse si loogu bedelo shakhsi la dhex marin karo dhammaan dacwadaha ay xukuumaddu wadato. Waxa xusid mudan, in xukuumadda Somaliland…
