Khaatumo oo u hanjabtay Somaliland
Laascaanood November 27, 2024(QJ) SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay inay dad rayid ah ku waxyeeloobeen magaalada Ceerigaabo, ka dib markii la maqlay rasaas culus abaaro 12:00 PM ee maanta. War ka soo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay si bareer ah dhibaato ugu geysteen qeybo ka mid ah dadka shacabka…
