Madaxweyne Xasan: Dhaliyarada Al Shabaab Isaga soo baxa Danbi Looma Heysto
Muqdisho May 06 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hadii dhalinyarada ku jira Ururka Al-Shabaab ay isaga soo baxaan Ururkaasi Dowlada Soomaaliya aysan uraacaneyn wax dambi ah. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan laga aarsan doonin dadkii ka qeybqaatay dhacdadii shalay intiii suuragal ah hadii ay ka waantoobaan Shabaabnimada. Wuxuu…
