admin

    William Hague opens new British embassy in Somalia

    Foreign Secretary William Hague has opened a new British embassy in Mogadishu – the first time the UK has had one in Somalia since 1991. The UK is the first European Union country to reopen an embassy in the country since the Federal Government of Somalia was established last year. Mr Hague said Somalia had…

    Read More

      Ku xigeenka gaaryaqaanka dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho

      Muqdisho April 26 2013 (SDN)— Kooxo hubaysan ayaa habeenimadii xalay ku toogtay degmada Yaaqshiid ku xigeenka garyaqaanka guud ee dowladda soomaaliya Axmadey Sheekh Nuur Maalin xili uu ka soo baxayay masaajid ku yaala degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka hotel Ramadaan waxaana sidoo kale goob ku dhaawacmay ruux la sheegay inuu la socday garyaqaanka geeriyooday. Kuxigenka…

      Read More

        R/wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay xoghayaha Arrimaha Dibada ee Britain William Hague

        Muqdisho, Abril 25, 2013…. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta magaalda Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibedda  UK Mr William Hague oo ay ka wada hadleen horumarka cusub ee Soomaaliya iyo doorka muhiimka ah ee dawladda UK ku leedahay arrimaha Soomaaliya . “Soomaaliya waxay gashay weji cusub oo…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibada Britain oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

          Muqdisho April 25 2013 (SDN)– Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha arimaha dibada ee Ingiriiska William Hague kaasi oo Airportka Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Ujeedka safarka xoghayaha arimaha dibada ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay tahay daahfurka safaarada UK ee dalka Soomaaliya oo lagu wado in laga…

          Read More

            AMISOM iyo dowladda Soomaaliya oo kawada hadlay Amaanka Magaalada Baladweyne

            Baladweyne April 25 2013 (SDN)— Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlaye ammaanka Magaaladasi ayna wada qaateen saraakiisha ciidanka AMISOM,kuwa Dowladda iyo qaar kamid ah odayaasha Magaaladaasi. Taliyaha Saldhiga ciidanka Booliiska ee Magaalada Beladweyne Cali Dhuux Mahad Alle ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu ahaa sidii meel looga…

            Read More

              Prime Minister galvanizes security forces as reforms take hold

              His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon made a bold sweep across Mogadishu today, visiting numerous security, defence and intelligence sites, praising the armed forces and police and calling on them to redouble their efforts to stabilise Somalia. His Excellency Abdihakim Mohamoud Haji Faqi, the Minister of Defence, welcomed the Prime Minister at the Ministry…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xariga Ka jaray Talaalka Curuurta Oo Ah Kii Ugu Balaarnaa (Sawirro)

                Muqdisho April 24 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray munaasabad lagu furayay Talaalka carruurta. Munaasabadan xariga looga jarayay talaalka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda horumarinta adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dalka, wasiirro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano, saraakiil ka socday hay’addaha Q.M,  dhaqaatiir, ururada bulshada…

                Read More

                  Ethiopia Oo Beenisay In Ciidamadeeda ay kala baxeyso Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya

                  Addis Ababa April 24 2013 (SDN)—Dowladda Ethiopia ayaa beenisay in Ciidamadeeda ay kala baxayso deegaanada Koofurta Soomaaliya. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada dowladda Ethiopia Dina Mufti oo la hadlay VOA-da ayaa waxa uu beeniyay in Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia uu sheegay in Ciidamadooda ay kala baxayaan dalka Soomaaliya. Dina Mufti ayaa carabka ku dhuftay in khudbadii…

                  Read More

                    R/wasaaraha oo maanta kormeeray xiyaha Ciidamada dowladda ay ku tababartaan ee Magaalada Muqdisho (Sawirro)

                    Muqdisho April 24 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed,_Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha tababarka ciidamada, iyo goobo kale, sida, Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, Dugsiga Tababarka ee Jenenar Kaahiye (Ex. Iskola Bolisiya), Xerada Jazeera, taliska Ciidanka nabadsugida Qaranka, taliska Gaadiidka Booliska Soomaaliyeed, xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyo…

                    Read More

                    FA-da Ingiriiska Oo Ganaax Adag Dul dhigtay Weerayahanka Liverpool Luis Suarez

                    London April 24 2013 (SDN)—- Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa laga mamnuuay ciyaaraha 10-kulan sida ay shaaciyeen xiriirka Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da. Luis Suarez ayaa ganaaxan culus muteystay kaddib markii uu qaniinay daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ciyaartii 2-2 ku so dhamaatay e ka dhacday Garoonka Anfild. 26-sano jirkan ayaa falkaasi ka raali…

                    Read More

                      KENYA: Kenya gets first Somali woman as foreign minister

                      Nairobi (SDN)– Kenya’s newly elected President Uhuru Kenyatta has unveiled the first four ministers out of the 18 members of his Cabinet late on Tuesday getting the first Somali ethnic woman as foreign minister, RBC Radio reports. Amina Jibril Mohamed, from the northeastern region is appointed as the next Kenyan foreign minister during a ceremony…

                      Read More

                        FM meets UN monitoring panel on Somalia and Eritrea

                        SANA’A, April 23 (Saba) – Foreign Minister Abu Bakr al-Qirbi met here on Tuesday with the UN panel of experts monitoring compliance with the embargoes on the delivery of weapons and military equipment to Somalia and Eritrea. During the meeting, the Foreign Minister reviewed with the members of the UN panel, visiting Yemen currently, the…

                        Read More

                          Ethiopia to pull troops out of Somalia

                          Addis Ababa – Ethiopia will withdraw its troops from Somalia soon, its prime minister said on Tuesday, voicing frustration with the Mogadishu government and African Union peacekeeping forces that are also battling Islamist militants there. After waging an ill-fated war in Somalia in 2006-2009, Ethiopia in 2011 once again rolled troops into Somalia to fight…

                          Read More

                            Kooxda La Socodka Xayiraadaha Soomaaliya iyo Yemen oo kulan yeeshay

                            Sanca April 24 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Yemen Abu Bakar al-Qirbi ayaa la kulmay Gudiga la socodka xayiraadaha hubka ee saran Soomaaliya iyo Eritrea, waxaana uu kulankankooda ka dhacay Magaalada Sanca ee dalkaasi. Labada dhinac ayaa waxay kulankooda iskula eegeen sidii loola socon lahaa Hawlaha Kormeerka iyo dalalka ku xadgudba Xayiraadaasi. Wasiirka Arrimaha…

                            Read More

                              Ku dhawaad 100-Ruux oo ku geeriyooday Dhisme ku soo dumay Magaalada Daka ee dalka Bangaladhesh

                              Daka April 24 2013 (SDN)– Ugu yaraan 82-ruux ayaa ku geeriyooday, 700-kalana waa ay ku dhawacmeen kagadaal markii dhisme weyn oo kuyaalla Magaalada Daka ee dalka Bangaladesh uu soo dumay. Dad badan ayaa weli ku dhexjira dhimsaha dumey hoostiisa, waxaana socda dedaal lagu badbaadinayo dadkaasi iyadoo lagu arkayo banaanka dhismaha dumay Gaadiidka gurmadka deg dega….

                              Read More