Burcadbadeeda Soomaalida oo sii daayay Markab iyo shaqaalo la socday
Copenhagen May 01 2013 (SDN)– Sida ay xaqiijisay dowlada Denmarka,waxaa xoriyadoodii dib u helay Afar qof oo ajaaniib ah oo Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay mudo Labo sano ah gacanta ay ku hayeen. Dadkaan ayaa la sii daayay Maalintii shalay oo Talaado ay ku beegneyd,Waxaana xiligii la weerarayay saarnaayeen Markab laga leeyahay dalka Denmark oo…
