admin

    Puntland oo Sheegtay in ay Weydiisan Doonto Saamigeeda Waxbarasho

    Garoowe April 24 2013 (SDN)– Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Puntland Jaamac Yaasiin Jaamac ayaa ku amaanay Wasaaradda adeega bulshada dadaalka ay ugu jirto hurumarinta waxbarashada. Jaamac Yaasiin Jaamac ayaa sheegay in ay ka codsanayaan mar kale dowladda Soomaaliya in saamiga deeqahaha waxbarasho ay ku leeyihiin ay ka helaan wasaarada adeega bulshada. Wasiir ku…

    Read More

      Faah Faanin: Howlagllo Ay Diyaarado Ka Qeyb qaateen Oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

      Muqdisho April 23 2013 (SDN)—- Waxaa Manata Xaafadada Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley kasoconaya Howl galo aan caadi aheyn ee ka qeyb qaadanayaan Gawaaarida Gaashaaman ee Ciidamada AMISOM iyo waliba Diyaarado Nuuca Qumaatiga u kaca ee Helicobter –ka. Howlgalkan oo saakay xili aroor hore ah bilowday ayaa ilaa xiligan kasoconaya Xaafada Xamar Jadiid iyo Xaafadaha…

      Read More

        Howlgalo Lagu Sugayao Amaanka Oo Saaka Ka Socdo Wadada Warshadaha

        Ciidamada Nabadsugida ayaa howlgalo baaritaano ah kawada wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo gaaadiidka iyo dadka shacabka ah ay ku baarayaan. Qaar kamid ah shacabkii soo maray wadada ayaa sheegay in ciidanka Nabadsugida ay baarayaan gaadiidka dadkana sidoo kale ay su’aaalo weydiinayaan.Howlgalkaan ayaa la sheegaya in lagu xaqiijinayo ammaanka Magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe…

        Read More

          Ra’iisal Wasaaraha oo cambaareeyay dilkii Allaha u naxariiste Wariye Maxamed Ibraahim Raage kana tacsiyeeyay

          Muqdisho, Abriil 22, 2013…… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka  ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Wariye Maxamed Ibrahim Raage oo koox hubaysani ku dileen dagmada Dharkeynley shalay, Wariyaha ayaa ka mid ahaa suxufiyinta Telefeshinka iyo Idaacadda Qaranka Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u…

          Read More

            Wasiirka Gaashandhigga oo maanta hortagay Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya, su’aalano la weydiiayay

            Muqdisho April 22 2013 (SDN)— Waxaa la weydiiyay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya su’aalo la xiriiray heshiisyada dhanka ciidanka ee Wasaarada Gaashaandhiga la gashay Dowladaha shisheeye sida looga gudbi karo ciidan ku dhisan qaab beeleed,Warbixin ku saabsan xaaladaha ciidamad Dowladda ee ku sugan Gobalada dalka iyo su’aalo kale oo intooda badan ku qotomay arimo sigaar ah…

            Read More

              Meydka Wariye Maxamed Ibraahim Raage Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho

              Muqdisho April 22 2013 (SDN)— Allaha unaxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo kamid ahaa Wariyeyaasha ka shaqeeya raadiyaha Dowladda. Aaska Marxuumka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Abaaydhaxan oo ah duleedka Degmada Wadajir ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Wasaarada warfaafinta Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan iyo sidoo…

              Read More

                Somali Journalist Shot To Death outside His Home in Mogadishu

                The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the murder of the Somali journalist who was killed by armed assailants near his home in Mogadishu’s Dharkenley district on Sunday evening April 21, 2013, bringing the number of journalists killed this year to four. Unknown assailants shot to death Mohamed Ibrahim…

                Read More

                  Madaafiic Lagu Weerary Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Galkacayo

                  Galkacayo April 22 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto duqey madaafiic ah oo ay is weydaarsanayaan maleeshiyaad hubaysan iyo ciidan ku sugan garoonka Magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka duqeyntaan ayaa waxa ay ku socotaa Garoonka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug halkaasi oo shalay…

                  Read More

                  Dowladda Talyaaniga Oo Gaadiid Gudoonsiisay Maamul Goboleedka Puntland

                  Garoowe April 21 2013 (SDN)— Dowladda Talyaaniga ayaa maanta (Axad) ugu deeqday booliska Puntland 15 gaari oo lagu taageerayo dadaallada lagu xoojinayo ammaanka Puntland. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa munaasabad ka dhacday xarunta warbaahinta Puntland ee Garoowe ka guddoomay saraakiil ka socday dowladda Talyaaniga deeqda gaadiidka ah. Gaadiidka ayaa la sheegay in lagu…

                  Read More

                    Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya oo Su’aalo Amaanka quseeyo weydiiyay Wasiirka Amniga dalka (Sawirro)

                    Muqdisho April 21 2013 (SDN)– C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa 191 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya hortooda kaga jawaabay shan su’aalo oo ku qotomay xaaladaha ammaan ee gudaha Magaalada Muqdisho,gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee hareeyay caasimada. Afar mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weydiiyay Wasiir…

                    Read More

                      Dowladaha China iyo Portugal oo kawada hadlay La Dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

                      Lisbon April 21 2013 (SDN)– Saraakiil ka tirsan ciidamada Badda dalka Shiinaha ayaa booqday Magaalada Caasimada u ah dalka Portaqiiska ee Lisbon,iyagoona halkaasi kula kulmay Saraakiisha kale ee ciidamada Badda dalkasi. Dowladahan ayaa ka arinsaday xaaladaha nabadgalyo ee xeebaha Soomaaliya,iyagoona isku afgartay in siwadajir ah loo hujuumo burcad badeeda Soomaalida oo la dagaalankooda ay isku…

                      Read More