admin

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Garoowe Gaaray Kulana La Qaadanaya Faroole

    Garoowe April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka anbabaxay Garoonka Muqdisho, isagoo ka yimid Magaalada Mombasa oo uu shalay kula soo kulamay dhigiisa Kenya Mr Uhuro Kenyatta. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayay ayaa markii…

    Read More

      Maxaa ka soo baxay Wada hadaladii Kenyatta & Hassan Sheek ee ka dhacay Mombassa? Aqriso Warbixin

      Mombasa April 28 2013 (SDN)— Ka dib Kulan si wada jir ah ay u wada qaateen Madaxweynaha dalka Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyati,ayaa waxay kaga arinsadeen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada dal,iskaashi laga sameeyo la dagaalanka waxay ugu Magacdareen Argagixisada,iyo waliba habka ugu sahlan ee qaxootiga Soomaaliyeed dib loogu soo celin karo…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay kuwa jahan Magaalada Garoowe, Puntland

        Muqdisho April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka la filayaa in uu gaaro Magaalada Garoowe ee Xarunta Caasimad Goboleedka Puntland. Xubno ka tirsan xafiiska warfaafinta Madaxweynaha Soomaaliya oo aan la xiriiray ayaa ii xaqiijiyay in maanta Madaxweynuhu uu ku wajahanyahay Magaalada Garoowe halkaasi oo uu kula kulmi doono Mas’uuliyiinta Puntland oo…

        Read More

          Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala taageersan Axmed Godane iyo Abuu Mansuur Al Amriki oo ka dhacay gobolka Bay

          Baydhabo April 27 2013 (SDN)– Xiisad u dhaxeysa ciidamada  ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Baay ayadoo xiisadaasina ay daba socoto dagaal gelinkii dambe ee shalay ku dhaxemaray ciidamada Al-Shabaab ka wada tirsan deegaanka Raama-Cadeey oo hoostaga degmada Qansaxdheere. ciidamada dagaalamay ayaa la sheegay iney kala taabacsanaayeen horjoogaha ugu sareeya Shabaab…

          Read More

            Xasan Sheekh Iyo Uhuro Kenyatta oo kulan ku yeeshay Magaalada Mombasa ee dalka Kenya

            Mombasa April 27 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka aroortii ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Kulanka oo ka dhacay madaxtooyada Magaalada Mombasa ayaa labada dhinac waxa ay uga hadleen arimaha xiriirka labada dal iyo sidii loosii wanaajin lahaa. Inkastoo aan warar rasmi ah laga helin waxyaabaha…

            Read More

              Barre Hiiraale Oo Sheegay In Kismaayo uu u tagay xalinta khilaafka taagan halkaasi

              Kismaayo April 27 2013 (SDN)– Barre Aadan shire Barre Hiiraale oo ah siyaasi Soomaaliyeed saameyna ku leh arimaha Jubbooyinka ayaa isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose wuxuu sheegay inay suuragal tahay inuu xaliyo khilaafka ka dhextaagan Dowladda iyo maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo. Barre Aadan Shir Barre Hiiraale ayaa sheegay…

              Read More

                Uhuru Kenyati : Danta Aan Soomaaliya Ka Leenahay waa soo celinta Nabadeeda

                Nairobi April 27 2013 (SDN)– “Waxa kaliya aan xiiseynayo waa Nabad ka bidhaanta dalka Soomaaliya oo dagaalo mudo ka badan 22-sano ay ku soo jirtay,iyadoo sidoo kale ay sii huriyeen dagaalada Al-shabaab,ayuu yiri Madaxweynaha dalka Kenya oo arimaha soomaaliya ka hadlayay. Madaxweynaha ayaa hadalkaan jeediyay xilli ay ku kulmeen magaalada Nairobi gudoomiyaha Midowga Africa haweeneyda…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Saakay u safray Magaalada Mombassa

                  Mombasa April 27 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay Magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaasi oo uu kula kulmayo dhigiisa dalkaasi. Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan aqalka Soomaaliya ayaa ka duulay Garoonka Aadan Cadde saaka aroortii iyaga oo uduulay Magaalada Mombasa. Garoonka Muqdisho waxaa kusii sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Ra’iisul…

                  Read More

                    American jihadi in Somalia tweets on kill attempt

                    NAIROBI, Kenya (AP) — A most-wanted American jihadi in Somalia says a known assassin from the militant group al-Shabab has shot him in the neck. Omar Hammami posted on Twitter about what he labeled an assassination attempt late Thursday as he was sitting in a tea shop. He posted four pictures, one of which shows his face with blood on his neck…

                    Read More