Beesha Caalamka Oo ku baaqday in la ciribtiro Burcad Badeeda Soomaalida
Nairobi April 18 2013 (SDN)—Iyadoo weeraradii ay qaadi jireen Burcad badeeda Soomaalida sanadihii ugu danbeeyay hoos u dhaceen,ayaa hadana Beesha caalamka waxay sheegayaan in gabi ahaanba la ciribtirayo Kooxaha Burcad badeeda oo u muuqda mid kamid ah caqabadaha ugu weyn ee ka jira Soomaaliya. Wadamada Beesha caalamka ayaa ku baaqay in dowlada Soomaaliya oo haatan…
