admin

    Ra’iisal Wasaaraha oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi

    Bujumbura, April 11.2013—Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi Terence Sinunguruza, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen iskaashiga labada wadan, gaar ahaana ammaanka iyo horumarka.  Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee madaxweyne kuxigeenka koowaad, ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Cabdixakiin…

    Read More

      Wafdi ka socda Bangiga Aduunka oo Muqdisho yimid, soona bandhigay Buug ka hadlaya Burcad badeeda(Sawirro)

      Muqdisho April 11 2013 (SDN)— Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda Banka Aduunka oo ay hogaaminayso Agaasimaha Bariga Afrika ee baanka Aduunka. Wafdigaan ayaa markii ay soo gaareen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka iyo sidoo kale wasiirka Kheyraadka dalka. Agaasimaha Baanka Aduunka ee Bariga…

      Read More

        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo gaaray dalka Burundi

        Bujumbura, April 11, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi iyo xubno la taliyeyaal ah ayaa waxaa…

        Read More

          Taliska Ammaanka Kismaayo Oo Xaalada Ammaan Magaaladaasi Ka Hadlay

          Kismaayo April 11 2013 (SDN)— Taliska ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ka hadlay sida uu yahay ammaanka Magaalada Kismaayo oo maalmahan dambe amnidaro aan sidaas u buurneyn laga soo sheegaye. Maxamuud Qaalib taliyaha ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda hoose oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ammaanka Magalaada…

          Read More

            Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Yugandha Yuweri Museveni

            Kampala, April 11, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, waxaana kulankani uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Entebbe. Kulanka ayay uga wadahadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, waxayna diirada ku saareen sugida amniga iyo xasilinta dalka, waxaana Ra’iisal Wasaaruhu uga waramay madaxweyne Museveni guulihii ay ka gaareen…

            Read More

              Barlamanka Ingiriiska oo ka hadlay Heshiis dhex mara Taliban iyo dowladda Afghanistan

              Bilowga xishiis nabadeed oo Afghanistan ay hogaaminayso oo lala galo ururka Taalibaan ayaa lagu sheegay inay tahay xaqiijinta mustaqbalka Afganistan ,sida ay sheegeen gudiyo ka tirsan baarlamaanka ingiriiska. Gudiga difaaca dalkaasi ayaa sheegay in muhiimada ay tahay dhameynta dhibaatada ka taagan dalka Afhganistan, waxaana xoghayaha difaaca Philip Hammond uu ku dhawaaqay in Uk ay ka…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya

                (Nairobi,Kenya, April, 10, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka qeyb galay munaasabadda lagu caleema saaray Madaxweynaha cusub ee Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Mudane William Ruto. Sidoo kale kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha dhowr ah oo ay ka mid yihiin Qaxootiga, Xirrirka…

                Read More

                  R/wasaare Saacid oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Uganda oo uu socdaal ku joogo

                  Kampala 10 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho kujooga dalka Yugandha ayaa wada xaajood dheer oo dhinacyo badan taabtay la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Yugandha Mudane Amama Mbabazi. Labada Ra’iisal Wasaare waxay si qotadheer uga wada hadleen arrimaha iskaashiga ee labada wadan, gaar ahaana dhinaca amniga, dhaqaalaha iyo…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway

                    Oslo April 09 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka tagay xarunta Baarlamaanka Dalkaasi. Kulankan dhexmaray Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiirka Arrimaha DIbadda ayaa ka…

                    Read More

                      Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ay ka go’antahay xaqiijinta Nabada Soomaaliya

                      Addis Ababa April 09 2013 (SDN)– Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Malaysia Xukuumadda Adis-Ababa ayaa shaaca ka qaaday in Marnaba dhankooda aysan ka gaabin doonin Xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo xariir wadaaga kale ee ka dhaxeeya wadanka dariska ay yihiin ee Soomaaliya, tan iyo inta ay ka muuqaneyso Soomaaliya baraare iyo Nabad. Ra’iisul waaaraha dalka…

                      Read More

                        Uhurru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimo ee dalka Kenya Yaa Ka Qeybgalay?

                        Nairobi April 09 2013 (SDN)— Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhurru Kenyaata iyadoo si weyn xaflada loo agaasimay. Hoolka Kasarani ee Magaalada Nairobi ayeey ka socotaa xaflada iyadoo siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Nairobi,Madaxweynaha iminka talada wareejinaya ayaa ku sugan madasha iyo madaxweynayaal iyo…

                        Read More

                          Obama approves sending U.S. military aid to Somalia

                          (Reuters) – President Barack Obama determined on Monday that Somalia may receive U.S. military assistance, a step seen as a sign of improving relations with a country grappling to contain militants linked to al Qaeda. Obama issued a memo to Secretary of State John Kerry that said Somalia is eligible for “defence articles and defence services” under…

                          Read More

                            Obama Oo Ansixiyay in Maraykanku uu Saanad Milatari Siiyo Soomaaliya

                            Washington April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka  Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowladiisa ay tababar siineyso ciidamada dowladda Soomaaliya iyo qalab militari si ciidamadaasi loo qalabeeyo. Warkaan kasoo baxay aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Obama uu ku amray wasiirka arrimaha dibadda in uu hirgaliyo qorshocusb oo lagu tababarayo ciidamada…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Kenya

                              Muqdisho April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Muqdisho,  wuxuuna ku sii jeedaa dalka Kenya si uu uga  qeybgalayo munaasbada caleema saarka Madaxweynahii 4 aad ee Jamhuuriyadda Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa saaka ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha…

                              Read More