admin

    Muwaadiniin Somali Canadiyaan ah oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Maxkamada gobolka

    Saraakiil ka tirsan sirdoonka dowlada Soomaliya iyo dalka Canada ayaa u sheegay wargeyska The Star in Baaritaan siwadajir ah ay u sameeyeen ay ku ogaadeen in Mahad Cali Dhoore uu kamid ahaa sagaal shabaab ah oo isku qarxiyay xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir. Qoyska Dhoore ayaa wax hadal ah ka soo saarin,iyadoo cadeemo Muujinaya aan loo…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dagaal cusub oo lala galo Al Shabaab

      Muqdisho April 15 2013 (SDN)— Kadib kulan ay xalay ku yeesheen Magaalada Muqdisho guddiga amniga qaranka dalka ayaa waxaa halkaasi looga dhawaaqay dagaal weji cusub ah oo Dowladda ay la galeyso Ururka Al-Shabaab. Kulanka xalay ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa shirguddoominaye Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,iyadoo goobtaay xaadir ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka…

      Read More

        Xasan Sheekh Oo Canbaareeyay Qaraxyadii iyo weerarkii ka dhacay Maxkamada Gobolka, Muqdisho

        Muqdisho, April, 14,2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.Argagixisadda ayaa weerar ku qaaday xarunta gobolka Banaadir iyo maxkamadda gobolka. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhamaan ehelada shacabkii ku geeriyooday weerarka foolsha xummaa oo ay argagixisadu ku soo qaadeen shaqaale dowladeed oo…

        Read More

          R/wasaare Saacid oo faah faahin ka bixiyay Safaradii uu ku tagay dalalka dariska ah

          Axad, 14, April, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyey booqashooyin ku marayey dalalka dariska ah ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa waftigiisa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Foosiyo Xaaji Aadan…

          Read More

            Deg Deg:Qaraxyo Ka Dhacay Maxkamada Gobalka Banaadir Iyo Rasaas La Maqlaayo

            Muqdisho April 14,2013 (SDN)-Wararka nag asoo gaarayo  hmagaalada Muqdish ayaa sheegayo  ayaa sheegayo in qarax ismiidaamin ah  goordhow uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta Maxkamadda Sare ee gobolka banaadir. Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Labo qarax oo waaweyn iyo rasaas xoogan ay ka dhacaday xarunta Maxkamada Gobalka Banaadir. Qaraxyada oo aan ilaa iyo iminka…

            Read More

              Madaxweynahayaasha Somalia iyo Somaliland oo faah faahin ka bixiyay kulankii Ankara ay ku yeesheen

              Ankara Apr 14 2013 (SDN)–  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa faah-faahin ka kala bixiyay wadahadalada udhaxeeya maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ay yihiin dad walaalo ah balse arimaha lagawada hadlay aysan aheyn kaliya siyaasad balse ay kawada hadleen arimaha dhaqaalaha iyo…

              Read More

                Warmurtiyeed laga soo saaray Kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Somaliland

                Ankara April 14 2013 (SDN)— Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa kulankii ay ku yeesheen Magaalada Ankara kaddib waxa ay soo saareen Warmutiyeed ay ku qoranyihiin waxyaabihii diirada ay saareen. Wada hadaladan ayaa waxaa garwadeen ka ahaa dowladda Turkey oo dalkeeda lagu qatay kulanka. Hada Aqriso Warmurtiyeedkii Kulanka Xasan Sheekh iyo Siilaanyo Ka…

                Read More

                  PM hails IMF recognition of Somali government as milestone towards economic recovery

                  His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the International Monetary Fund’s decision to recognise the Somali government after a break of 22 years is “a major milestone in the country’s long road to economic recovery”. On Friday the IMF recognised the federal government of Somalia, paving the way for the resumption of technical assistance,…

                  Read More

                    IMF Oo 22-sano Kaddib Si Rasmi ah u Aqoonsatay dowladda Soomaaliya

                    London April 13 2013 (SDN)– Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ayaa markii ugu horeysay mudo 22-sano kadib oo dalka dagaalo iyo fowdo ku soo jiray aqoonsatay Xukuumada Soomaaliya. Aqoonsigaan hay’ada Lacagta aduunka ay siisay Soomaaliya ayaa sahlaya in hay’ada Lacagta aduunka taageero farsamo iyo mid siyaasadba ay u fidiso dowlada Soomaaliya oo haatan doonaysa inay…

                    Read More

                    Ra’iisal Wasaaraha oo soo kormeeray qeybo ka mid ah Warshaddaha iyo Beeraha dalka Burundi

                    Bujumbura, April 12, 2013——Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soo kormeeray qeybo ka mid ah mashaariicda horumarineed ee ka soconaya dalka Burundi. Kormeerkan ayaa waxa ku wehliyay Wasiirka gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi, Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi, Safiirka Soomaaliya…

                    Read More

                      Munaasabada Lagu Maamuusayay Aas-Aaska Ciidanka Xooga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

                      Muqdisho April 12 2013 (SDN)– 53- Guuradii kasoo wareegatay markii la asaasay Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka. Munaasabad Sanad guuradaasi lagu Xusayay ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Xarunta wasaarada gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Masuuliyiinta ugu Sareysa Dowlada Soomaaliya oo…

                      Read More

                        Qaramada Midoobay Oo Ka Dalbaday Hay’adaha Caalamiga Taageerada Soomaaliya

                        Nairobi April 11 2013 (SDN)— Qaramada Midoobay ayaa maalintii shalay ka dalbaday hayadaha caalamiga inay sii kordhiyaan taageerada dhanka meletarigga iyo siyaasada si horumar loogu gaaro amanka dalka Soomaaliya. Wakiilka gaarka ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ayaa sheegay in muddo labaatan sano oo Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin dagaal iyo xali…

                        Read More