admin

    Xasan Sheekh: Askarigii Dhibaa Shacabka Waxaa Loola Dagaalamayaa Al Shabaab kadaran

    Muqdisho April 09 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay askarigii dhibaato ugeesta shacabka Soomaaliyeed loola dagaalamayo sida ururka Al-Shabaab ay ula dagaalantay Dowladda Soomaaliya. Isaga oo la hadlaye boqolaal ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan dooneyn askari dhiba. Wuxuu sheegay askariga qoriga wata ee isbaarada…

    Read More

      Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa

      Addis ababa, April 8, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay madax sar sare ee urur gobeleedka IGAD, Midowga Africa, Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha dawlad geedaanka Soomaalida Itoobiya. <div style="text-a

      Read More

        War Murtiyeed ka soo Baxay Shirka Jaaliyadda Degta Gobolada Koofurta Soomaaliya‏ Kadib Kulan Ay Ku Yeesheen UK “SAWIRRO”

        JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOBOLADA JUBOOYINKA Ku: dhamaan Safaaradaha fadhiya Soomaaliya Ku: Xafiiska IGAD Somaaliya Ku: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Og. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Og. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Og. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedo: War Murtiyeed Jaaliyada UK ee Koofurta Soomaaliya Beryahanba waxaa socday…

        Read More

          Soomaaliya oo ka qeybgashay markii ugu horeysay Tabarka da’yarta diblomaasiyiinta (Sawirro)

          Ankara April 08 2013 (SDN)— Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka qeybgashay Tababarka da’yarta diblomaasiyiinta adduunka ee ka soconaya wadanka Turkiga . Waxaa Magaalada Ankara ee Caasimadda Turkey si habsami leh uga soconaya Tababarkii 19-aad ee da’yarta diblomaasiyiinta adduunka ,iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya markii ugu horeysay si rasmi ah ay ugu dirsatay inuu uga…

          Read More

            Mario Balotelli Oo Lagu Qabtay Isagoo Sigaar Ku Cabaya Musqusha Tareen Ay AC Milan Ku Safreysay Sabtidii

            AC Milan ayaa lagu wadaa in ay ganaaxdo Mario Balotelli kaddib markii weeraryahankaasi uu sigaar ku dhex cabay Musqusha Tareenkii ay ugu safrayeen Magaalada Florence halkaasi oo ay kula ciyaareen Axadii Kooxda Fiorentina. Warbaahinta Talyaaniga ayaa baahiyay in 22-sano jirkan kooxda ay diyaar u tahay in ay talaabo ka qaado madama uu sigaar ku dhex…

            Read More

              Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdiga Uu Hogaaminayo Oo Casho Sharaf Xalay Loogu Sameeyey Magaalada Oslo (Sawirro)

              Oslo April 08 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Norway ayaa waxaa xalay magaalada Oslo loogu sameeyey casho sharaf. Casho sharaftan oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa u  sameeyey Ra’isulwasaarihii hore ee dalka…

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Oslo Kulammo Howleed Iyo Kuw Wadatashi Ah Ku Qaatay (Sawirro)

                Oslo April 08 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa halkaasi ku qaatay kulammo howleed iyo kuwa wadatashi ah. Kulammadan ayey Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa si kala gaar gaar ah ula qaateen xubno ka socday hay’adda NDI…

                Read More

                  Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay in ay Xarumo Caafimaad ka fureyso gobolada dalka

                  Muqdisho April 08 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Gobalada dalka Soomaaliya ka hirgelinayso adeegyo caafimaad oo ay helaan dhamaan shacabka ku nool Gobalada dalka. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay in hada qorshaha socda uu yahay sidii bulsho badan oo Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen adeegyo caafimaad oo…

                  Read More

                    Meydka Siyaasi Shaati Guduud Oo maanta Janaaso Lagula Tukaday Garoonka Muqdisho (Sawirro)

                    Muqdisho April 07 2013 (SDN)– Waxaa Maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Meydka Allaha u raxmadee Marxuun Shaati guduud oo dhawaan geeriyooday. Meydka ayaa Salaada Janaasada lagula tukaday Garoonka Diyaaradaha waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekha Maxamuud oo salaada kaddib tacsi u diray Eheladii uu ka geeriyooday.

                    Read More

                      Dowladda Turkiga Oo marti galineysa Shir Labaad oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

                      Ankara April 07 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska kasoo baxa dalka Turkiga oo la yiraahdo Turkishpress.com,dowlada Turkiga ayaa qaban qaabineysa shirkii labaad oo xal loogu raadinayo Xaaladaha ka taagan wadamo Badan oo Soomaaliya ay ku jirto. Shirka ayaa waxaa shaaciyay wasiirka arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu,isagoona sheegay in Kulanka uu bilaaban doono April 11,wuxuuna…

                      Read More