Filimka Gaaban ee ASAD oo ku guuleystay Abaalmarinta sanad laha ah ee Oscars Academy award
Los Angeles Feb 27 2013 (SDN)— Labada Wiil ee aadka u yar-yar ee Jilay Filimka Gaaban ee ASAD ee looga hadlayo Burcad badeeda ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Oscars Academy award oo lagu doonsiiyo Filimaanta Gagaagaban ee sanadkasta Aduunyada soo jiita….
