admin

    Janaraal Dhagabadan oo digniin culus u diray Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

    Muqdisho March 02 2013 (SDN)— Saraakiisha Milateriga Soomaaliya ayaa hanjabaad ujeediyay raga caadeestay kufsiga haweenka iyo dhaca lagula dhaqaaqo shacabka Soomaaliyeed. C/kariin Yuusuf Aadan Dhagabadan Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan udulqaadan doonin in la dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed oo ay uqaadeen masuuliyada.Wuxuu sheegay in qof waliba oo geesta kufsi si cad loo tooganayo maxkamad…

    Read More

      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka soo horjeesta shirka Maamul Sameynta Jubaland ee ka soconaya Kismaayo

      Kismaayo March 02 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa siweyn uga soo horjeestay shirka ka furmaya Magaalada Kismayo ee Xarunta gobolka J/hoose kaasi oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Labada Jubo iyo Gedo. Cabdi Faarax Shirdoon Saacdi ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed marka la sameysanayo Maamul dadka Soomaaliyeed ay dowr…

      Read More

        Bandhig Faneed Lacago loogu Aruurinayay Caruuta Darbi jiifka ah oo Muqdisho ka dhacay

        Muqdisho March 01 2013 (SDN)— Waxaa xalay magaalada muqdisho ka dhacday Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa maamulka gobolka Banaadir marti sharaf kale iyo fanaaniin caan ah oo dib ugu soo gurya noqday magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaasina ay ka dhacday  Hoteelka City Plaza ee magaalada Muqdisho. Waxaa Munaasabada iska…

        Read More

          Duqa Magaalada Baladweyne oo xabasiga la dhigay

          Baladweyne March 01 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay Sheegayaan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaaladaasi ay maanta Xireen Duqa Magaalada Baladaweyne. Xunko ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay xiritaanka duqa Magaalada Baladweyne, Maxamed Xasan Nuuriye. Ma cada sababta ka danbeysay Xiritaanka duqa Baladweyne laakiin warar…

          Read More

            Somalia: Humanitarian aid must not be co-opted into stabilisation campaign

            New York/Paris/Nairobi, 28 February 2013 – Efforts underway at the United Nations to integrate humanitarian assistance into the international military campaign against opponents of Somalia’s government will further threaten the safe delivery of independent and impartial aid to Somalis struggling to survive ongoing war, the international medical humanitarian organisation Médecins Sans Frontières (MSF) warned today. The…

            Read More

              Hay’add Dhaqaatiirya aan Xuduuda Laheyn oo ka digtay Musuqmaasuq lagu sameeyo Gargaarka Soomaaliya

              Nairobi Mach 01 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed ay soo saartay hayada dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxay kaga hadashay howlaha gaarka oo hayada ay ka wado dalka Soomaaliya iyo dhibaatada heysata caruurta iyo haweenka Soomaliyeed. “Sida dad badan oo Soomaali ku dadaalayaan inay helaan waxyaabaha ay u baahan yihiin ee lama huraanka ah,sida raashiin…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku ansixiyay sharciga Qiimaha Canshuuraha

                Khamiis, Feb. 28, 2013—–Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixino laga dhagaystay Wasiiro ka soo noqday safaro shaqo oo ay ku tageen dalalka Suudaan iyo Ethiopia, Amniga, iyo…

                Read More

                  Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed oo la kulmay Garoorayaasha Maxkamada Sare

                  Muqdisho, Soomalia,Febraayo,28 )2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Maxkamada Dhexe iyo Maxkamada Gobolka. Kulanka ayuu Madaxweynaha kaga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa Garsoorka oo tiir weyn ka ah “Lixda Tiir Siyaasadeed” ee Madaxweynaha. Madaxweyne…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaraha dalka Iraq oo ka digay Qatar argagixiso oo ka dhalan karta dagaalka ka socnaya Syria

                    Baqdaad Feb 28 2013 (SDN)—Nuur Al-Maliki Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq oo la hadlayay Wakaalada Wararka ee AP ayaa sheegay in dagaalka ka soconaya dalka Syria hadii ay ku guuleystaan Mucaaradka wadankaasi ay ka dhalan karto argagixiso cusub oo Qatar ku noqonta Mandiqada Bariga Dhexe. Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq, ayaa tilmaamay in guul ay gaaraan Mucaaradka…

                    Read More

                      Gudoomiye Xaafadeed Xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

                      Baydhabo Feb 28 2013 (SDN)—Kooxo hubaysan ayaa Magaalada Baydhabo ku dilay mid kamid ah Guddoomiye xaafadeedka Magaaladaasi kadib markii hoygiisa lagu weeraray bam gacmeed. Weerarka lagu qaarijiyay guddoomiye xaafadeedkaan ayaa wuxuu ka dhacay Xaafada Isha ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ka ahaa Guddoomiye xaafadeedka. Guddoomiye xaafadeedka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aadan Xuseen…

                      Read More

                        Al Shabaab oo u hanjabay muwaadiniinta Kenya ee doorashooyinku ay ku soo foodleeyihiin

                        Muqdisho Feb 28 2013 (SDN)– Iyadoo doorashooyinka dalka Kenya ay maalmaha soo socda ay ka dhici doonaan gudaha dalka Kenya ayaa Ururka Al-Shabaab oo Soomaaliya ka dagaalama wuxuu war kasoo saaray doorashooyinka Kenya warsaxaafadeedka Al-Shabaab ayaa uqornaa sidatan. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku aadan doorashooyinka aadka loo sugayo ee todobaadyada nagu soo…

                        Read More

                          Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

                          Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

                          Read More

                            Wariyaasha Gobolka Galgaduud Oo Sameestay Urur Ay Ku Midaysanyihiin +(Sawirro)

                            Dhuusamareeb (SDN)– Warsaxaafadeed– Kadib munaasabad wayn oo ka dhacday Degmada Guriceel laguna dhisayay Ururka saxafiyiinta gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Ahlu-sunna iyo kan Degmada iyo wariyaal kakala Socday Degmooyinka C.waaq, Dhuuso-mareeb, Guriceel IYO Cadaado. Ururkaan oo lamagac baxay MEDIA ASSOCIATION OF GALGADUUD REGION OO LOSOO GAABIYO (MAGR) ayaa waxaa hogaanka…

                            Read More

                            Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

                            Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

                            Read More