admin

    Faah Faahin Safarkii Ra’iisul wasaare Saacid uu ku tagay Magaalada Dhuusamareeb

    Dhuusamareeb March 04 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Raysal wasaaraha soomaaliya ayaa magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolkaasi. Raysal wasaare Saacid iyo mas’uuliyiintii kulanka uu la qaatay ayaa waxa ay isla gor feeyeen arimaha amaanka, horumarka, caafimaadka iyo wax barashada gobolka. Cabdi…

    Read More

      Ciidamada Nabad Sugida gobolka Banaadir oo maanta soo bandhigay Rag Shabaab ka tirsan

      Muqdisho March 04 2013 (SDN)– Taliska Hay’adda Nabadsugida ayaa maanta soo bandhigay rag Shabaab lagu eedeeyay kuwaasi oo ay howlgal ay sameeyeen kadib ay kusoo qabteen ciidanka. Howlgalka ciidanka ay sameeyeen ayaa waxaa la sheegay inay kusoo qabteen rag gaaraya 500 kuwaasi oo laga soo qabtay Degmada Yaaqshiid sidoo kalena intii ay wadeen howlgalka ciidanka…

      Read More

        Ra’iisul wasaare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud

        Dhuusamareeb March 04 2013 (SDN)– Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay qeyb kayihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Aminiga Qarank, Gaashaandhigga iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa markii ay gaareen Garoonka Kaxnabaareey ee Magaalada Dhuusamareeb waxaa…

        Read More

          Polls open in tense Kenya presidential race

          Nairobi  March 04 2013 (SDN)—Polls have opened in Kenya for the first presidential election since deadly ethnic violence that killed more than 1,200 people after a 2007 ballot. The two rivals for the presidency, prime minister Raila Odinga and his deputy Uhuru Kenyatta, have publicly vowed that there will be no repeat of the violence,…

          Read More

            Xukuumadda Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta hortagtay Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya

            Muqdisho March 03 2013 (SDN)—  Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa maanta waxaa ay hortageen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya si ay ugu gudbiyaan wax qabadkooda 100ka maalmood ee ay harey u qabsadeen. Raysal wasaare “Saacid” ayaa ugu horeyn ka hadlay aragtida dowlada ee ku aadan cunaqabateynta…

            Read More

              AKHRISO:- Muxuu Madaxweynaha Xasan Sheikh ugu jecel yahay nolol-maalmeedkisa …? Qalinkii Wariye Anwar Bakhiit

              Muqdisho March 03 2013 (SDN)– Inta uusan Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud xilka Qaran qabanin, waxa uu ahaa shaqsi Arrimaha Bulshada siiba howlaha samafalka iyo waxbarashada xirfad u ahayd. Xassan Sheikh oo ahaa Prof. 57-Jir ah, waxa uu inta uusan masraxa Siyaasadda soo fuulin iska ahaa nin ku nool dabaqada Dhexe, waxeyna isaga iyo labadiisa Xaas kala…

              Read More

                Ciidamo ka socda AMISOM oo maanta fariisin ka sameystay Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud

                Dhuusamareeb March 03 2013 (SDN)— Ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Ciidamada AMISOM ee gaaray Dhuusamareeb oo tiradooda lagu qiyaasayo ilaa iyo 500-askari ayaa waxaa la sheegay in ay fariisimo ka sameysteen Labada dhinac ee Magaalada Laga soogalo. Guddoomiyaha…

                Read More

                  Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo xukun 6-bilood ah ku riday Wariye Koronto

                  Muqdisho March 03 2013 (SDN)— Maxkamada racfaanka ee Gobalka Banaadir ayaa maanta xukun ku riday wariye C/casiis Koronto iyadoo gabadhii sheegtay in la kufsaday lasiidaayay. Maxamed Xasan Cali Wariiri oo ah Guddoomiyaha maxkamada racfaanka ee Gobalka Banaadir ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday wariye C/casiis. Sababta xukunka wariyaha ayaa waxaa lagu sheegay in wareysigii uu…

                  Read More

                    Ra’iisul wasaare Saacid oo Maanta hortagaya golaha Barlamanka Soomaaliya oo yeelanaya kulankii koowaad

                    Muqdisho March 03 2013 (SDN)— Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta isugu imaanayaan kalfadhigooda caadiga ahaa kadib markii shalay kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka uu furay Madaxweynaha Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in ujeedka maanta ay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya isugu imaanayaan ay tahay in…

                    Read More

                      Kooxaha hubeysan oo dilay Wadaad caan ka ahaa gobolka Galgaduud

                      Dhuusamareeb March 03 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay macalin dugsi quraan ka dhigayay gobolkaas. Rag hubaysan ayaa macallinkan oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cali Maxamed Siyaad ku toogtay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa tilmaamaya in marxuumka ladilay uu  sidoo kale kutubbada diiniga…

                      Read More

                        Munaasabad lagu furayay Kalfadhigii labaad ee Barlamanka Soomaaliya oo maanta ka dhacayda Muqdisho (Sawirro)

                        Muqdisho March 02 2013 (SDN)— Munaasabada si heersaro ah loo soo Agaasimay ayaa maanta waxa ay ka dhacday Iskoo Boluusiya ee Magaalada Muqdisho, taasi oo lagu furayay Kalfadhigii Labaad ee Barlamnaka Jamhuuriyada Soomaaliya. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, Guddoomiyaha Barlamanka, Ra’iisul wasaaraha, Guddoomiyaha Maxkmada Sare iyo Marti sharafkale oo ay Wasiiro…

                        Read More