Labo qof oo xalay lagu toogtay Magaalada Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug
Galkacyo Feb 19 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in xalay kooxo hubaysan ay halkaasi ku toogteen labo ruux oo kamid ah dadka deegaanka. Dilkan labada ruux ayaa wuxuu ka dhacay xaafada Garsoor ee dhankabariMagaalada Gaalkacyo halkaasi oo rag biskoolado wato ay ku toogteen labadaasi ruux halka sidoo…
