admin

    Ra’iisul wasaaraha oo balanqaad Lacageed u sameeyay cidii keentaa xogaha ku aadan Dilalka Wariyayaasha

    Muqdisho Feb 16 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kulan wuxuu la qaatay agaasimayaasha warbaahinta dalka Soomaaliya kaasi oo ka dhacay xafiiskiisa. Kulanka oo ahaa mid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku xog wareysanaye agaasimayaasha warbaahinta ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya halkaasi wuxuu ka jeediyay balan qaad wanaagsan.Ugu horeyn Wasiirka Warfaafinta…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo Umada Soomaaliyeed uga tacsiyadeeday dilkii Sheekh Gacamey

        Muqdisho Feb 16 2013 (SDN)– War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dilkii loo geestay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo shalay kooxo hubaysan ay Garoowe masaajid dhexdiisa ku dileen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ku tilmaamay dilkii loo geystay Sh. Cabdulqaadir Nuur…

      Read More

        Dowladda Ethiopia oo heshay diyaarado Drone ah oo lagula dagaalo Al Qaacidda

        Addis Ababa Feb 16 2013 (SDN)– Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda dalka Sudan,dowlada Itoobiya ayaa iminka dooneysa inay kordhiso dagaalada ay kula jirto dagaalyahanada Al-shabaab ee xariirka la leh Al-Qaa’ida iyo waliba dagaalyahano kale oo ka jira wadamada Africa. Saraakiisha oo magacyadooda…

        Read More

          Al Shabaab oo isaga baxy deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

          Baladweyne Feb 16 2013 (SDN)— Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Shabaab ay isaga baxeen qeybo katirsan gobolkaas.  Dad kusugan degmada Maxaas ayaa soo sheegaya in ciidamadii Shabaab ay isaga baxeen magaaladaas iyo qeybo kale oo katirsan gobolka Hiiraan.  Gudoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane…

          Read More

            Madaxweyne Faroole oo ku eedeeyay dilkii shalay ka dhacay Garoowe Al Shabaab

            Garoowe Feb 16 2013 (SDN)– Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay dilkii shalay Magaalada Garoowe loogu geestay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey oo ahaa sheikh caan ah. Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in dilka Sheekha ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab sida uu sheegay oo deeganada maamulka Puntland muddooyinkaan dambe dadka ku…

            Read More

              Halkan ka aqri xeerka ay Dowladu dooneyso inay afka ku qabato warbaahinta xorta ah

              Halkaan ka akhriso Xeerka Saxaafadda ee ay Dowladu Dooneyso in ay ku Dhaqdo Saxaafadda Madaxa Banaan JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA DOWLADDA FEDERAALKA KMG WASAARADDA WARFAAFINTA Xeerka Saxaafadda iyo Warbaahinta Horudhac; Warbaahintu waa adeeg daruuri u ah bulshada, waxtar weyna u leh. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa :“War la helaa, talo la helaa” murti kale oo Soomaliyeed waxay leedahay: “Muslimow run…

              Read More

                Fowziyo Xaaji oo sheegtay in aysan heyn Cadeyn ku aadan in Iraan ay taageero hub siiso Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya

                New York Feb 15 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya Marwo Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in aysan ka war heyn meel ay dowladda Iran ku taageertay Xarakada Al Shabaab ee dagaalka kala soo horjeeda dowladda Xasan Sheekh Maxamuud.  Foowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo la hadleysay Laanta afka…

                Read More

                  Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay in tabarada la siinayo Ciidamada dowladda loo soo wareejiyo Muqdisho

                  Kampala Feb 14 2013 (SDN)— Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Uganda in loo wareejiyo Soomaaliya.  Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida ee Midowga Yurub Gen,Gerald Ahern uu sheegay isagoo kahadlayay kulan ay wasiirada difaaca midawga yurub ku lahaayeen dalka Airland ayaa sheegay inaan lagu fududaan in…

                  Read More

                    Iran denies shipping arms to Islamist militants in Somalia

                    (Reuters) – Iran has denied allegations that it has been supplying Islamist militants in Somalia with weapons, describing the charges as “absurd fabrications,” according to a letter obtained by Reuters on Thursday. As the United States pushes for an end to the U.N. arms embargo on Somalia, U.N. monitors following Somalia sanctions are warning that Islamist militants…

                    Read More

                      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose

                      Marka Feb 14 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Sh/hoose ayaa saakay la wareegay deegaano iyo degmooyin dhawr ah oo kuyaalla gobolka Sh/hoose kuwaasi oo ay gacanta ku hayeen Ciidamada Xarakada Al Shabaab.  Sida uu noo xaqiijiyay taliyaha Taliyaha Gaaska labaad ee Ciidamada dowladda Soomaaliya Ciidamada dowladda ay hada gacanta ku hayay…

                      Read More