admin

    Wasiirkii hore ee Cadaalada Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

    Muqdisho Feb 14 2013 (SDN)– Allaha unaxariistee waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Caadaalada Dowladdii KMG aheyd hadana ahaa Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya.  Sheekh Nuur Cali Aadan  Wasiirkii hore ee Cadaalada ahaana Xildhibaan ka tirsan Barlmanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in xanuun ku soo booday awgiis uu…

    Read More

      Guddoomiyihii gudigga fulinta Ahlu Sunna oo maanta ku geeriyooday Isbitaal kuyaalla Magaalada Muqdisho

      Muqdisho Feb 13 2013 (SDN)— Alaha u Naxariistee waxaa maanta Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha fulinta ururka ahlu Sunna. Geerida Sheikh Yuusuf Xeefoow ayaa timid ka dib xanuun kusoo booday kaasi oo markii dambe sababay inuu u geeritoodo. Sida la tilmaamay waxaa loola soo carary maagalada Muqdisho…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya

        Muqdisho Feb 13 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya Mohamed Salah Anadif.  Kulanka oo ahaa mid ay saxaafada dibadjoog ka aheyd islamarkaana markii uu soo dhamaaday kadib warbaahinta laga siiyay warbixin ayaa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed Anadif wuxuu sharaxay…

        Read More

          Howlgalo laga sameeyay Magaalada Baladweyne kaddib qarax kadhacay shalay gabaldhicii

          Baladweyne Feb 13 2013 (SDN)— Howlgalo lagu xaqiijinayay Amaanka ayaa waxa ay Ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.  Kornel Isaaq Cali Cabdulle Taliyaha Ciidanka booliska gobolka Hiiraan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in howlgal balaaran ay Ciidamada booliska gobolka ka sameeyeen Magaalada Baladweyne kaasi oo lagu soo…

          Read More

            Dagaal qasaaro geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay

            Baydhabo Feb 13 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal xoogan ay xalay ka dhaceen gudaha Magaaladaasi.  Dagaalkan ayaa waxa uu dhaxeeyay sida ay wararku sheegayaan Kooxo ka tirasan Xarakada Al Shabaab iyo ciidamada booliska dowladda Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo ee Koofurta Soomaaliya.  Dagaalka ayaa yimid markii…

            Read More

              Barlamanaka Soomaaliya iyo Burundi oo heshiisyo kala saxiixday

              Muqdisho Feb 12 2013 (SDN)– Iyadoo maalmahan Magaalada Muqisho ay ku sugan yihiin Xildhibaano ka socdo Baarlamaanka dalka Burundi kulamana ay la qaateen madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya ayaa Guddoonka Baarlamaanka wuxuu sheegay in Baarlamaanada Soomaaliya iyo Burundi arimo kala duwan ay iska kaashan doonaan. Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka…

              Read More

                Puntland oo sheegtay in ay ku raadjoogto dadkii ka danbeeyay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Galkacyo

                Galkacyo Feb 12 2013 (SDN)— Saraakiisha dhanka ammaanka ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ku raadjoogaan cidii ka dambeysay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.  Jaamac Maxamed Axmed Sandaqad taliyaha qeybta Booliiska maamulka Puntland ayaa sheegay inay iminka hayaan raadad ku aadan cidii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Puntland. …

                Read More

                  Dhulgariir sababtiisa lagu tuhmayo Tijaabo Nugleer oo ka dhacay Dalka Kuuriyada Koofuree

                  Seoul Feb 12 2013 (SDN)- Wakaalada Wararka ee dalka Koofur Kuuriya Yonhap ayaa soo warisay in dhulgariir cabirkiisu yahay 4.9 mignitude cabirka dhulgariirada, uu ka dhacay cirifka Waqooyiye ee dalka Kuuriyada Waqooyi.  Warbaahinta maxaliga ah ayaa sidoo kale soo tabineysa in dhulgariirku uu yahay mid xoogan islamarkaana laga dareemay goobo ka baxsan halka uu ka dhacay,…

                  Read More

                    Al Shabaab Guilty of Endangering Civilians, says Report into Legoo incident

                    Mogadishu, 09 February, 2013: A probe set up to investigate the circumstances surrounding an incident in which civilians were killed when the Al-Qaeda affiliated terror group, Alshabaab, attacked an AMISOM patrol , has found that AMISOM soldiers acted within internationally accepted rules of engagement when they responded to the ambush. Seven civilians, including 5 children, were…

                    Read More

                      Ra’iisul wasaare Saacid oo canbaareeyay qaraxii ka dhacay Galkacyo

                      Moqdisho Feb 12 2013 (SDN)— (Warsaxaafadeed)—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo ay ku dhawacmeen ciidamo ka tirsan Booliska iyo dad Shacab ah.  Qaraxaan ayaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Puntland, waxaana masuuliyada qaraxaas sheegtay kooxda Alshabaab…

                      Read More

                        Hay’adda Nabadsuguda oo soo bandhigtay meydka Nin ka danbeeyay dil loogeystay Taliyii Nabadasugida Shibis

                        Muqdisho Feb 11 2013 (SDN)— Hay’adda Nabad Sugidda gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigtay meydka Nin ay sheegeen in uu ka danbeeyay dilka Taliyihii Nabad Sugida degmada Shibis.  Taliyaha Hay’adda Nabadsugida Gobalka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo warbaahinta kula hadlay xarunta Nabadsugida ayaa sheegay in meydka maanta ay soo bandhigeen uu yahay ruuxii ka dambeeyay…

                        Read More

                          Faah Faahin: Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug

                          Galkacyo Feb 11 2013 (SDN)— Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug kaasi oo lala eegtay taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu fuliyay ruux ismiidamiyay kaasi oo doonaye inuu khaarijo taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Puntland Nuuradiin. …

                          Read More