Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug
Galkacyo Feb 11 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug qarax xoogan ayaa wuxuu ka dhacay Magaaladaasi. Qaraxa oo ay warar kala duwan kasoo baxayaan ayaa waxa ay wararka qaar ay sheegayaan inuu ahaa mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari halka warar kalena ay sheegayaan inuu yahay…
