admin

    Rabshado ay dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay dalka Masar

    Qaahira Feb 09 2013 (SDN)— Wasaarada Caafimaadka dalka Masar ayaa sheegtay in dibad baxyo rabshada watay oo ka dhacay dalkaaasi ay ku dhawacmeen ku dhawaad 30-ruux kuwaasi oo u badan dadka dibad baxyada dhigayay. Wasaarada ayaa sheegtay in dadkan intooda badan ay ku dhawaacmeen rabashado ka dhacay Magaalooyinka Gharbiya iyo Alexandria halkaasi oo ay ka…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

      Muqdisho Feb 08 2013 (SDN)– Madaxawaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalimihii ugu dambeeyay dalka ka maqnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho ku soo dhaweeyay madaxda ugu sareysa dalka ee uu ka mid yahay gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheekh cismaan jawaari ,Ra’iisulasaaraha…

      Read More

        Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku Amaanay Ciidamda AMISOM ee Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne, Hiiraan

        Muqdisho Khamiis Feb 07 2013 (Warasaxaafadeed)— Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir isugu yimaaday, Isagoona shir-guddoominayay Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabduqaadir Faarax Shirdoon, Waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid aheyd Safaradii ugu dambeeyay ee raysul wasaaraha ku bixiyay gobalada dalka gaar ahaan safarkii ugu dambeeyay ee Beledweyne iyo dowrka…

        Read More

          Guddoomiyaha barlamanka oo kulan la qaatay Ururada Shaqaalaha Rayidka

          Muqdisho Feb 07 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah ururada shaqaalaha rayidka. Kulanka oo ka dhacay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah ururada dhanka shaqaalaha qaabilsan kuwaasi oo su’aalo weydiinaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Masuuliyiinta ka socday Ururada dhanka…

          Read More

            C/kariim Guuleed: Mudo sanad gudaheed ah ayaa lagu tayeynayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya

            Baladweyne Feb 07 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed muddo koobana laga dareemayo isbedel dhinacyo badan leh. Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal lagu tayeynayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed….

            Read More

              Puntland oo diiday in hub sharici daro ah lagu wadooyinka lagu wato

              Garoowe Feb 07 2013 (SDN)— Masuuliyiinta dhanka ammaanka uqaabilsan maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan udulqaadan doonin in hub sharcidaro ah lagu dhexwato deeganada maamulka Puntland. Wasiirka ammaanka ee maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka Puntland uusan marnaba aqbali doonin in hub si sharcidaro ah loogu dhexwato…

              Read More

                Maraykanka oo walaac ka muujiyay xukunkii Wariye C/casiis Koronto

                Washington Feb 06 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ay soo saartay Afhayeenada Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraykanka Vitoria Nuland ayaa waxa ay ku sheegtay in Maraykanku uu ka walaacsanyahay go’aankii shalay Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku xukuntay Wariye Koronto iyo Haweyney sheegtay in la kufsaday. “Waxaan si qoto dheer leh uga walaacsanahay go’aankii Maxkamadda Muqdisho ay danbiga ku…

                Read More

                  Ra’iisul wasaare Saacid oo la hadlay Shacbiga ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

                  Baladweyne Feb 06 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wasiirada ka tirsan Xukuumadiisa ee kala ah wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,Wasiirka arimaha gudaha iyo sidoo kale wasiirka kheyraadka dalka iyo xubno kale oo ka tirsan Wasiiro ku xigeenada dalka iyo safiirka Jabuuti ee dalka Soomaaliya ayaa maanta socdaal ku tagay Magaalada Beladweyne ee…

                  Read More