Howlgal dad badan lagu soo qab qabtay oo maanta Ciidamada dowladda ka sameeyeen Magaalada Muqdisho
Muqdisho Jan 26 2013 (SDN)– Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgalo ballaaran oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya waxa ay ka kala sameeyeen Degmooyinka Dharkeynleey iyo sidoo kale Degmada Kaaraan halkaasi oo dad kala duwan laga soo qab qabtay. Khaliif…
