Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay dadka Afgooye ku noll balan qaadna u sameeyay (DHAGEYSO)
Halkan Ka Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

qurbejoog
Halkan Ka Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Garoowe Jan 20 2013 (SDN)— Puntland Government welcomes the new announcement by outgoing U.S. Secretary of State H.E. Hillary Clinton in Washington, D.C., that the U.S. Government has recognized the new Federal Gover
Garoowe Jan 20 2013 (SDN) — Dowladda Puntland waxay soo dhawaynaysaa hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Dowladda USA Hillary Clinton oo ku dhawaaqday inay Dowladda USA si rasmi ah u aqoonsatay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo uu hada hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud. Puntland waxay u aragtaa go’aankii ay gaartay Dowladda USA talaabo taariikhi ah…
Muqdisho Jan 20 2013 (SDN)– Xisbiga Cadaalada iyo Hormarka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay Aqoonsiga ay dowladda Maraykanka u fidisay dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Warsaxaafadeed laga soo saaray Xarunta Xisbiga Cadaalada iyo Hormarka Soomaaliyeed uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho, islamarkaana uu ku saxiixnaa guddoomiyha xisbigaasi ayaa waxa si weyn loogu soo…
Afgooye Jan 20 2012 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay maanta Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinaye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya taliyaha ciidamada Nabadsugida Taliyaha ciidamada Booliiska iyo saraakiil kale. Ra’iisul Wasaare Saacid oo kulan la…
Muqdisho Jan 20 2013 (SDN)–Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kadib markii uu shir looga hadlaye ammaanka uu kaga soo qeybgalay dalka Turkiga. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehlinaye taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya,isaga oo wasiirka Saxaafada Garoonka Muqdisho kula hadlay warbaahinta. Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin…
Muqdisho Jan 20 2013 (SDN)– Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in guddi loo xilsaaray in tiro koob lagu sameeyo dadka barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho. C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka arimaha gudaha ayaa wuxuu sheegay in Guddiyada lasameynayo ay ka shaqeyn doonaan sidii loo tira koobi lahaa xeryaha ay…
Muqdisho, Jan, 20, 2013 (SDN)—Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in Xukuumadiisa aysan udulqaadan doonin in xabsiga lagu haayo wariye C/casiis Koronto oo uxiran Dowladda Soomaaliya. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa laamaha Booliiska iyo kuwa xiriirka la leh xariga Wariye C/casiis wuxuu ku amray inay soo gabagabeeyaan baaritaanka ay ku hayaan…
Minneapolis Jan 19 2013 (SDN)— Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad socotay ku dhawaad muddo 50-daqiiqo ah waxa uu u jeediyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu qiyaasayo 5-kun oo ruux, kuwaasi oo isugu yimid hool weyn oo kuyaalla MagaaladaMinneapolisee dalka Maraykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudubada uu u jeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis waxa…
Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa soo dhaweeyay Aqoonsiga dowladda Maraykanku ay u fidisay dalka Soomaaliya isagoona uga mahad celiyay XukuumaddaWashingtontalaabadaasi qaaliga ku ah Shacbiga Soomaaliyeed. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tilmaamay in Xukuumadiisu ay dadaal uga shay sidii Maraykanka uu u aqoosan lahaa dowladda cusub ee Soomaaliyaha…
Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)—Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabadsugida iyo sidoo kale Booliiska ayaa maanta Magaalada Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey ka sameeyeen howlgalo baaritaano ah oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho. Howlgalka oo ay ciidanka kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa 700-qof ayaa waxaa laga kala sameeyay Degmooyinka Wadajir iyo sidoo kale…
Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iiusl wasaraha Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa canabaareeyay dilkii loogeystay Allaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday markii uu maqlay in la dilay wariye islamarkaana uu isku dayay in ka qeyb galo…
Mnosoota Jan 19 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minisoota wuxuu kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi Mareykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka uu la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minisoota waxaa uu ahaa mid ballaaran oo ay wada qaateen Jaaliyada iyo sidoo…
New YorkJan 19 (SDN)–Saraakiisha ugu sareysa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Ciidamada Midowga Africa ee ku sugan Soomaaliya inay xoojiyaan ammaanka dalka islamarkaana dadaal dheeri ah u galaan sidii ay u yareyn lahaayeen qasaaraha ka soo gaarayo dadka shacabka ah gaar ahaan caruurta xilliyada howlgalada ay fulinayaan. Warbixin laga soo saaray xafiiska Ergayga gaarka ah…
MinneapolisJan 19 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka halkaasi oo uu kulan kula qaadanayo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi. Madaxweynaha iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Maraykanka gaar ahaan kuwa ku noolMinneapolisayaa waxa kawada hadli doonaan arrimo badan oo ku aadan xaalada dalka iyo sida ay jaaliyadu u…
Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)— The British Ambassador to Somalia, Matt Baugh, has condemned the killing of journalist Abdi Hared Osman of Shabelle Media Network. He said. “On behalf of the British Government, I send my deepest condolence to the family of Abdi Hared Osman. I urge the Somali authorities to ensure those responsible are…
Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)— Safiirka dowladda Britain u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Matt Baugh ayaa canbaareeyay falkii dilka ahaa ee loogeystay Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan oo ka tirsaanaa howlwadeenada fir fircoon ee Shabakada Warbaahinta Shabelle. “Anigii ku hadlaya Magaca dowladda Britain, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii uu ka geeriyooday Cabdi Xareed Cusmaan, waxaana ku…
Kampala Jan 18 2013 (SDN)— Uganda Battle Group 11 commanded by Col. Joseph Balikudembe has departed for Somalia, replacing the departing UGABAG 9. The soldiers started landing in Mogadishu on Tuesday morning. A total of 1,700 soldiers have been deployed. UGABAG 9 has been in Somalia since December 2011. The deployment of the group 11…
Brussels Jan 18 2013 (SDN)—Four Ghanaians held hostage by Somali pirates on a ship called the Iceberg have been released. The four are Jewel Kwesi Ahiable, Edward Asare, Prince Agbo and Francis Koomson. A statement signed by Mubarak A. Abdallah, Director, Information and Public Affairs Bureau, Ministry of Foreign Affairs and Regional Integration informed the…
Muqdisho Jan 18 2013 (SDN) African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif is shocked and saddened by the continuing trend of assassinations and harassment of journalists in Somalia. Ambassador Annadif has condemned the killing of Shabelle Media Network journalist, Mr. Abdihared Osman Adan who was shot as he was leaving his house…