admin

    Ahlu Sunna gobalada dhexe oo shacabka ugu baaqday inay ka shaqeeyaan Ammaanka

    Dhuusamareeb Dec 31 2012 (SDN)— Ururka Ahlusuna ee Gobalada Dhexe dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Gobaladaasi inay ka shaqeeyaan sugidda dhanka ammaanka deeganadaasi. Sheekh Axmed Guureeye Guddoomiyaha guud ee Ururka Ahlusuna Gobalada dhexe dalka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in qorshaha dhanka ammaanka ee Gobalada dhexe ee dalka Soomaliya uu yahay mid ballaaran. Wuxuu sheegay…

    Read More

      Puntland oo markale siweyn uga soo horjeestay shirar lagu qabto deegaanadeeda

      Garoowe Dec 31 2012 (SDN)— Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa ka hadlay ammaanka deeganadaasi oo maalmahan dambe ay ka taagan tahay dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo looga soo horjeedo madaxweynaha maamulkaasi. Wasiirka amniga ee maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay inaysan u dulqaadan doonin dadka kasoo horjeeda maamulka Puntland ee falalka qal-qalgelinaya…

      Read More

        Al Shabaab oo sheegay in ay dib u qabsanayaan gobolka Sh/dhexe

        Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay dib ula wareegi doonaan deegaanada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal ballaaran oo ay…

        Read More

          Barlamanka Soomaaliya oo uga fadhiyo wasaarada Maaliyada dhaqaalaha ku baxa Ciidamada

          Muqdisho Dec 31 2012 (SDN)— Iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay miisaaniyada sanadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu wasaarada maaliyada ka dalbaday inay soo cadeeyaan dhaqaalaha guud ee ku baxo ciidanka. Mahad Cabdala Cawad Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wafdigii dhawaan booqday Magaalada Kismaayo

            Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay masuuliyiintii booqashada ku tagay magaalada Kismaayo. Muhiimada kulanka ayaa waxaa uu ahaa Mid ay iska warqaadanayeen Masuuliyiinta tagtay kismaayo ee la shiray maamulka KMG iyo Madaxwaynaha dalka. Masuuliyiintii kulankan ka qaybgalay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha,Wasiirka Arimaha gudaha iyo…

            Read More

              Xildhibaanada Barlamanka oo maanta Ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2013ka ee Xukuumadda

              Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada sanadka 2013 ay ku shaqeynayso Xukuumadda Soomaaliya. Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Baarlamanka Soomaaliya oo uu ku sugnaa Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ay ku meel mariyeen miisaaniyada sanadka ee Xukuumadda. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray…

              Read More

                Waasarada Amniga oo sheegtay in ay wax ka qaban doonto Amaanka Magaalada Muqdisho

                Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay waxbadan ka qaban doonto Ammaanka Magaalada Muqdisho. Sida uu sheegay wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in qorshayaasha Xukuumadda Soomaaliya ee dhanka ammaanka uu yahay mid ballaaran. Wuxuu sheegay C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka…

                Read More

                  Faroole: Wax muddo kororsi ah ma sameyn, laakiin waxaan dhameysanayaa 5-sano ee Dastuurka

                  Garoowe Dec 30 2012 (SDN)— Xilli muddooyinkaan dambe xasarad dhanka siyaasada ah ay ka taagneed deeganada maamulka Puntland ayaa Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay arintaasi ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin muddo kororsi uu sameestay. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wuxuu sheegay inuusan jirin wax muddo kororsi ah uu sameeyay balse uu…

                  Read More

                    Safaaradda Somaliya ee Libya oo shaacisay Magacyada dadkii ku dhintay gaari lagu tahriibinayay

                    Tripoli Dec 30 2012 (SDN)- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Libya ayaa ku dhaawaaqday magacyada dadkii ku dhintay gaari lagu tahriibinayay oo ka dhaxmarayay gudaha dalkaasi kuna sii jeeday Magaalata Tripoli ee caasimada Libya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Libya Cabdi Qani Maxamed Waceys ayaa sheegay in dadka dhintay ay ka koobay yihiin 16-qof oo isku jira…

                    Read More

                      Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Sacuudiga

                      Riyad Dec 30 2012 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Suciidi Carabiya ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Maxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir Maxamed kaasi oo booqasho ku tagay Magaalada Riyaad ee Caasimada dalkaasi. Sacud Al-Faisal, wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya ayaa ku qaabilay wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya xafiiskiisa waxana ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya. Wasiiru dowlaha…

                      Read More

                        Barlamanka Soomaaliya oo ansixiyay wasiirada cusub ee lagu soo daray Xukuumadda Saacid

                        Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)— Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Wasiir ku xigeenidii uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Mudanayaasha baarlamanka ayaa kulankan waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka iyadoo uu shir gudoominayay Maxamad Cismaan jawaari oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya. Muhiimada kulan ayaa waxaa ay ahayd mid kaga doodayeen…

                        Read More

                          Wasiiradii Kismaayo booqday oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

                          Muqdisho Dec 29 2012 (SDN)—Iyadoo maalmahan wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ay socdaal ku joogeen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa wasiiradaasi maanta waxa ay kusoo noqdeen magaalada Muqdisho. Wasiirada oo kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay halkaasi kula hadleen saxaafadda iyagoo faah-faahin ka bixiyay socdaalkooda Magaalada Kismaayo. Wasiirka…

                          Read More

                            One Year Later, MSF Remembers Two Colleagues Killed in Somalia

                            December 29, 2012 – It is with great sadness that Doctors Without Borders/ Médecins Sans Frontières (MSF) remembers that one year has passed since our two colleagues, Philippe Havet and Andrias Karel Keiluhu (“Kace”), were brutally murdered in Mogadishu. Philippe, a 53-year-old emergency coordinator from Belgium, and Kace, a 44-year-old medical doctor from Indonesia, were…

                            Read More