Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo howlgalo ka wada degmada Ceel-waaq
Ceel-waaq Dec 11 2012 (SDN)— Baaritaano ayaa ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya waxa ay ka sameeyeen degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo howlgalkaan ayaa waxa uu ka socdaa dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmado iyadoona la arkayo ciidamo aad tiro badan uu guri guri u galaya guryaha. Waxaa la sheegayaa in baaritaankaan uu yimid…
