Ciyaartoyda ku ciyaareysa Magaca gobolka Hiiraan oo diyaar garow ku jira
Baladweyne Dec 13 2012 (SDN)- Tabaraha Ciyaartoyda ku dheesha Magaca gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay bilaabeen tababaro ay ugu diyaar garoobayaan ka qeybgalka Koobka gobolada dalka oo dhawaan la filayo in uu ka furmo Gobolka Banaadir. Maxamed Cabdulaahi Buraale oo loo yaqaano Raaxeeye ayaa tilmaamay in diyaar garow xoogan ay ugu jiraan tartanka gobolada…
