Nabad Sugida Bay oo gacanta ku soo dhigtay dad lala xiriirinayo dalal ka dhacay gobolkaasi
Baydhabo Dec 09, 2012 (SDN)—Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay ay ka dhacayeen dilal qorsheysan oo dad shacab ah halkaasi lagu tooganaye ayaa masuuliyiinta ciidanka Nabadsugida Gobalkaasi waxa ay sheegeen inay soo qab qabteen dad lala xiriirinayo inay ka dambeeyaan dilalkaasi. Taliyaha ciidamada Nabadsugida Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay Shiine Barre…
