admin

    C/laahi Ciilmooge: Wada la qarameynayaa Ciidamada Raaskabooni iyo Ahlu Sunna

    Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo lagu tilmaami karo mid meelsare gaarsiisan. C/laahi Ciilmooge Xersi ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoojineyso xiriirka wada shaqeyn ee kala dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira waxaana uu…

    Read More

      Xuseen Carab Ciise: Waan wareejinay hantidii dowladda ee aan ku shaqeyn jirnay

      Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)— Wasiirkii hore ee gaashandhigga ee xukuumadii hore Xuseen Carab Ciise aya soo dhaweeyay magacaabista wasir dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada cusub ee shalay lagu dhawaaqay. Xuseen Carab ciise oo haatan ah Xildhibaan ka tirsan dowladda somalia ayaa sheegay in loo baahanyahay in fursad la siiyo xukuumadda cusub wuxuuna tibaaxay in…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay Guddoomiyaha barlamanka Jabuuti

        Muqdisho Dec 14 2012 (SDN)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay dhismaha Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya Guddoomiyaha dalka Jabuuti iyo wafid uu hogaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho. Casha sharafta uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya u sameeyay Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti Idir Cali ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha barlamanaka Soomaaliyeed,Ra’iisul…

        Read More