Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Hordhac U Ah Heshiis Dhawaan Lagu Wado In Ay Wada Galan Somaliland Iyo Itoobiya
Hrgeisa 3-12-2012 (SDN)-Xukuumada Somaliland oo ka hadashay heshiis dhawaan lagu wado in ay wada galaan Somaliland iyo Itoobiya kaasi oo kulan horac oo ku saabasani ka dhacay magaalada diridhaba ee Dalka Itoobiya. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Debeda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargeisa ayaa faafaafin ka bixiyey nuxurkii uu xambaarsanaa kulan…
