Guddiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku dhawaaqay Sanaadiiqda Codaynta ee Dalka Oo Ah 1844 Sanduuq
Hargeysa 18-11-2012-(SDN)Guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay tirada Sanaadiiqda ee Dalka lagu gelidoono Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee hada dhowr maalmood uun ay ka xigto dhicidooda. Gudoomiyaha Guddiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md Ciise Yuusaf Xamari oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in ay si rasmi u soo saareen tirada sanaadiiqda cod bixinta ee…
