Daagaallo ka dhacay deegaano hoostaga gobolka Bakool ee Koofurta Soomaaliya
Xudur Nov 29, 2012 (SDN)—Dagaalkaan ayaa waxa uu ahaa mid xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab kaas oo uu ka dhashay qasaaro xoogan oo soo kala gaaray dhinacyadii wada dagaalamay. Waxuu ka dhacay dagaalkaan xoogiisa degaano hoostaga Gobolka Bakool kaas oo la tilmaamay inuu socday dhoor saacadood islamarkaana la isku adeegsaday…
