Soomaali Mareykanka Ku nool oo gawaadhi laga burburiyay
Fort Morgan Dec 21,2011(9news/qurbejoog.com)-Soomaali ku nool daar ku taal magaa;ada Fort Morgan ee dalka Mareykanka ayaa habeen dhaweytoole waxa laga bur buriyay gawaari daarta hoosteeda yiilay. Gawaaridan oo yiilay daar Soomaali dhawaan magaalada u nolol doontay ayaa dareemaya in si gaaraiyaga loo bartilmaasanayo. Ma cada ilaa iminka cida ka danbeysa weerarkan lagu qaaday gawaarida Soomaalidu…
