Xus Jabuuti loogu sameeyay 20 Guuradii ka soo wareegatay xasuuqii Arihiba iyo Qaasim Axmed Diini oo ka qeybgalay
Jabuti Dec 19,2011(qurbejoog.com)-Waxa maalinimadii shalay isu soo bax lagu xusayo xasuuqii Arihba oo mucaaridkii Jabuuti ee gude iyo dibedba isku arkeen lagu qabtay magaalada Jabuuti. Ciidamada Amaanka ee Jabuuti ayaa maalmihii u dabeeyay waday dedaalo ay dadka uga digayaan ka qeybgalka xuska. Isu soo baxa oo ka dhacay aag ku dhaw xabaalaha dadkii lagu xasuuqay…
