Shariif Xasan oo maanta Muqdisho gaadhay
Muqdisho Dec 16,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta Muqdisho ka degay Guddomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ee dhawaanta xilka laga qaaday. Guddomiyaha Baarlamaanka oo kiyoo safar ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaniga xilka laga qaaday ayaa maanta sheegay in uu weli yahay guddomiyaha barlamaanka sharciga ah. Guddomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in ay dardar gelin…
