Saraakiishii kasoo goosatay Al Shabaab oo beeniyay inay ka dambeeyaan qaraxyada ka dhaca Muqdisho
Muqdisho Dec 15,2011(qurbejoog) Kadib markii muddooyinkii dambe Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ay ku eedeynayeen qaraxyada iyo miinooyinka loo dhigo Madaxda dowladda inay ka dambeeyaan rag ka tirsan Al Shabaab ayaa arrimahaasi waxaa maanta ka hadlay Saraakiil hore ugu soo goosatay Al Shabaab. Baashi Max’ud Max’ed oo ah Sarakaal ka tirsanaa…
