Dr Gaboose oo maanta Hargeysa kaga dhawaaqay urur siyaasadeed,balana qaaday inuu Haweenay ka dhigi doono Madaxweyne Ku-xigeen
Hargeysa Dec 12,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay urur siyaasadeed Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo hore wasiirka arrimaha Guddaha uga soo noqday xukuumada Axmed Siilaanyo. Dr Gaboose oo hore u iclaamiyay in uu xilkii wasiirnimo uga tegay sababo la xidhiidha damacan siyaasadeed ayaa ururka uu maanta ku dhawaaqay la yidhaa Ummada. Dr Gaboose ayaa manata…
